Trainee Solicitors and Paralegals

text size: a | a | a
spacer
spacer

Fatima Ali

Additional Language Spoken: Somali

Fadumo Ali waa sharciyaqaan u shaqaysa Shirkadan   la yiraahdo Levenes Solicitors, xafiiska  uu ku leeyahay Wood Green qaybtiisa  dhaawaca dakka soo gaadha.  Faadumo waxay ka qalin jabisay Jaamcaada la yidhaahdo London metropolitan University waxayna ka qaatatay  shahaado ee Sharciga . Faadumo kabanigan u shaqaynaysay 7 bilood inta badana waxay qaabilsantahay shilalka ka dhaca wadooyinka iyo kuwa shaqada ka dhacaba. Xiliga ay firaaqada leedahay waxay xiisaysaa inay aado filimada iyadoo u raacda saaxiibadaheed.


Go Back

spacer